Madaafiic maanta lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Tiro madaafiic ah ayaa lagu garaacay Xaruna Madaxtootada Soomaaliya oo kutaala Degmada Wardhiigley, waxaana madaafiicdaasi la sheegay in ay ku dhaceen xaafado ku dhaw dhaw Madaxtooyada. Dadka degan xaafado ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in ilaa sadex Madfac kusoo dhaceen Xaafada loo yaqaan 15-ka May oo ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Wali lama soo … Continue reading Madaafiic maanta lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya